Xafiiska MAJSI Aya marti geliyay Heshiis Iskaashi Ay wada Garayn Midowga Ardayda Jamacadda GSU Iyo Midowga Ardayda Jamacadda PSU.

Xafiiska Midowga Ardayda Jamacadda SIU Aya marti geliyay Heshiis Iskaashi Ay wada Garayn Midowga Ardayda Jamacadda GSU Iyo Midowga Ardayda Jamacadda PSU.
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa Aman Iyo Bogaadin Faray Labada Midow ee ku heshiyay sida ay ku hormarin lahaayeen Ardayda Ay Hogaaminayaan.
Heshiisyada Ardayda Jamacadddaha Dalka Wuxu Muhiimad gooni uleyahay ardayda somaliyeed Ee Aqoon yahanada ah iyo sidi ay isku kashan Iskuna Baran lahaayen.
Midowga Ardayda Jamacadda SIU Wuxuu Ku faraxsanyahay Heshiskan wuxuna Alle oga baryay in uu noqdo Mid Gulaysta.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *