Xilwareejinta Xukuumada kuliyada FECT

Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo weheliyaan Xoghayaha Midowga Iyo Wasiirka arimaha Gudaha Iyo Dorashooyinka midowga Ayaa ka qayb galay Xaflad Xil werejin oo ka dhacday Xarunta dhexe ee jamacada SIU.
Waxana Xilka Lagu Warejiyay Gudoomiyaha Cusub ee Naadiga Ardayda Engineering and computer technology
Mudane Mohamed Abdirahman omar.
Gudoomiyaha Midowga ardayda oo kalmad ka jediyay xaflada ayaa hambalyo iyo dhiragelin udiray Hogaanka cusub ee xilka lagu warejiyay Isago ugu baqay in dhaman ardayda jamacada siu si isku mid ah logu adeego.