
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Oo safar shaqo ku jooga magalada kismaayo Ayaa Heshis La saxixday dhigisa Gudomiyaha Midowga ardayda Jamacada Kismaayo.
Heshiis Ay wada gareen midowga Ardayda Jamacada SIU iyo Midowga Ardayda jamacada Kismaayo Ayaa salka kuhaya sidi ay ukala faidaysan lahayen labada dhinac.
Waxana Heshiiskan Usaxixay labada Midow Masuliyinta kala ah.
1) Dr Sharma,arke Moulid Mohamad(Dhulsocod)
Gudomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU
2) Mohamad Abdikaafi Daahir
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada Kismaayo
Don’t miss our future updates! Get Subscribed Today!
©2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us
Maansha allah horumar wscan Insha allah