Xafiiska MAJSI Aya marti geliyay Heshiis Iskaashi Ay wada Garayn Midowga Ardayda Jamacadda GSU Iyo Midowga Ardayda Jamacadda PSU.

Xafiiska MAJSI Aya marti geliyay Heshiis Iskaashi Ay wada Garayn Midowga Ardayda Jamacadda GSU Iyo Midowga Ardayda Jamacadda PSU.

Xafiiska Midowga Ardayda Jamacadda SIU Aya marti geliyay Heshiis Iskaashi Ay wada Garayn Midowga Ardayda Jamacadda GSU Iyo Midowga Ardayda Jamacadda PSU.Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa Aman Iyo Bogaadin Faray Labada Midow ee ku heshiyay sida ay ku hormarin lahaayeen Ardayda Ay Hogaaminayaan.Heshiisyada Ardayda Jamacadddaha Dalka Wuxu Muhiimad gooni uleyahay…

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda PSU.

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda PSU.

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda PSU.Tani waxay muujineysaa wada shaqeyn iyo iskaashi ka dhaxeeya ururada ardayda ee labada jaamacadood, waxaana laga yaabaa inay keento fursado cusub oo ku saabsan hormarinta arrimaha ardayda, is-dhaafsiga aqoonta, iyo xoojinta xiriirka labada jaamacadood.Heshiiska noocan oo kale ah waxaa lagu xoojin karaa…

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda GSU.

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda GSU.

Midowga ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta heshiis la saxiixdeen dhigooda Midowga Ardayda Jaamacadda GSU.Tani waxay muujineysaa wada shaqeyn iyo iskaashi ka dhaxeeya ururada ardayda ee labada jaamacadood, waxaana laga yaabaa inay keento fursado cusub oo ku saabsan hormarinta arrimaha ardayda, is-dhaafsiga aqoonta, iyo xoojinta xiriirka labada jaamacadood.Heshiiska noocan oo kale ah waxaa lagu xoojin karaa…

Gudoomiyaha MAJCES Oo safar shaqo ku jooga magalada kismaayo

Gudoomiyaha MAJCES Oo safar shaqo ku jooga magalada kismaayo

Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Oo safar shaqo ku jooga magalada kismaayo Ayaa Heshis La saxixday dhigisa Gudomiyaha Midowga ardayda Jamacada Kismaayo. Heshiis Ay wada gareen midowga Ardayda Jamacada SIU iyo Midowga Ardayda jamacada Kismaayo Ayaa salka kuhaya sidi ay ukala faidaysan lahayen labada dhinac. Waxana Heshiiskan Usaxixay labada Midow Masuliyinta…