Xilwareejinta Xukuumada kuliyada FECT
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo weheliyaan Xoghayaha Midowga Iyo Wasiirka arimaha Gudaha Iyo Dorashooyinka midowga Ayaa ka qayb galay Xaflad Xil werejin oo ka dhacday Xarunta dhexe ee jamacada SIU. Waxana Xilka Lagu Warejiyay Gudoomiyaha Cusub ee Naadiga Ardayda Engineering and computer technology Mudane Mohamed Abdirahman omar. Gudoomiyaha Midowga ardayda…