|

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”.oo uu weheliyo Agasimaha ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š.

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”.oo uu weheliyo Agasimaha ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š. Ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo sanad guuradii 76-aad ee baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.
Hal ku dhegga sanadkan ayaa ahaa โ€œ๐—ซ๐˜‚๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ, ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ปโ€taasi oo diiradda lagu saarayo ahmiyadda ay xuquuqda aadanaha u leedahay nolol maalmeedkeena, si xal loogu helo caqabadaha ku horgudban xuquuqda aadanaha iyo baahida loo qabo ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda bulshooyinka.
Waxana Munasabada Qayb ka ahaa Raisul Wasaare Kuxigenka Labaad ee DFS Iyo Qarkamid ah Golaha Wasirada Ururada Calamka iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *