๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ayaa waddanka Jordan ugu ambabbaxday kaqeybgalka barnaamij ciwaankiisu yahay Nabadda iyo Amniga.
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ marwo Xafso Maxamed Cusmaan ayaa waddanka Jordan ugu ambabbaxday kaqeybgalka barnaamij ciwaankiisu yahay Nabadda iyo Amniga oo uu soo agaasimay Ururka Jaamacadaha Carbeed. Xafso ayaa ardayda Jaamacadda SIU ku mataleysa barnaamijkaasi, waxaana gegida diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan kusii sagootiyay qeybo ka mid ah maamulka ardayda oo…