Midowga Ardayda Jamacadda GSU Ayaa Bilad Sharaf Gudonsiyay Madexwaynaha iyo Kuxigeenka Midowga ardayda jamacadda SIU
Midowga Ardayda Jamacadda GSU Ayaa Bilad Sharaf Gudonsiyay Madexwaynaha Midowga ardayda jamacadda SIU ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ก๐๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐. Madexwaynaha midowga ardayda jamacadda SIU ayaana U mahadceliyay Midowga MAGSU sido kale Madexwaynaha ayaa Bogadiyay Howlaha MAGSU Oo ay uhayso ardayda iyi Bushalda. Madexwaynaha ayaana la dardarmay Xubnaha Golaha Iyo Gudoonada In ardayda somaliyeed logu adeego si dacadnimo…