๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐




Shirka Bilaha ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo uu guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐, ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Xafiiska Midowga.
Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay howlaha horumarineed ee hadda socda iyo kuwa soo socda ee uu wado Xafiiska Midowga. Waxaa sidoo kale laga dooday qorshayaasha lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo mideynta ardayda.
Golaha Fulinta Midowga ayaa ansixiyay magacaabis ay soo jedisay ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ waxana xoghayaha warbaahinta loo magacabay ๐๐ฌ๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐ฎ๐ค๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง kadib Dadaalkiisi dheera.
Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐,, ayaa ugu dambeyntii baaq u diray dhammaan ardayda Jaamacadda SIU, isagoo ugu yeeray inay isku diyaariyaan sidii loo gaari lahaa heer cusub oo qurux badan, loogana shaqeyn lahaa sii joogteynta midnimada iyo wadajirka ardayda.