|

Boqashada Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.

𝐌𝐚𝐝𝐞𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo uu weheliyo Madexwayne ku xigeenka Aya Boqasho kutagay Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.

Madexwaynaha oo uu weheliyo Madexwayne Ku xigeenka Midowga ayaa waxaa jamacdda GSU Kuso dhaweyay Dhigiisa Madexwaynaha Ardayda iyo Xukamadiisa.

Ujeedka Boqashada ayaana aha sidi losi xojin laha Wada shaqenta ka dhaxeesa laba midow.

Sido Kale Labada Midow ayaa so dhaweyay Heshiiska iskaashi ee dhexmaray labada jamacaddood SIU Iyo GSU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *