๐๐๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง!






Madexwaynaha Midowga Ardayda Jamacdda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa umahadcelinaya Guddoomiye kuxigeenka degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐ข๐ซ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข (๐๐ฎ๐ฐ๐) Ahna Si Hayihii Hore Gudoomiyahii 6aad Ee Midowga.
Madexwaynaha ayana ugu mahadcelinaya hadhimasharafeedki uu u sameeyay wafdigii kasocday Jaamacadda SIU ee gaaray degmada Godinlabe.
Guddoomiye Duwe oo ay weheliyaan xildhibaanno, agaasimayaal, maamulayaal iyo madax kale oo ka mid ah maamulka Godinlabe ayaa si mug iyo miisaan leh u soodhoweeyay wafdigii uu hoggaaminayay goddoomiye Maxamed Cali Ismaaciil ee booqday degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud.