Wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta MAJSI 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐇𝐚𝐟𝐬𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 ayaa kaga qeeyb gashay Wadanka 𝐉𝐨𝐫𝐝𝐚𝐧 Barnaamijka Aqoon is waydarsi ah.
Wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta Midowga ardayda jaamacadda SIU 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐇𝐚𝐟𝐬𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 ayaa kaga qeeyb gashay Wadanka 𝐉𝐨𝐫𝐝𝐚𝐧 Barnaamijka Aqoon is waydarsi ah.Aqoon-is-weydaarsigas oo kusab sana Qorsheynta Istiraatiijiyada iyo waxbarasho loo dhan yahay waxa barnaamijkaas soo agaasimay ururka Ololaha Carabta ee Waxbarashada Dhammaan 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐫𝐚𝐛 𝐂𝐚𝐦𝐩𝐚𝐢𝐠𝐧 𝐟𝐨𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐟𝐨𝐫 𝐀𝐥𝐥 (𝐀𝐂𝐄𝐀).Aqoon-is-weydaarsigan oo ay kaso…