|

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”
Maanta waxaa qabsoomay kulanka bilaha ah ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, kaas oo diiradda lagu saaray qodobbo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin:
๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐’๐ˆ๐” โ€“ Waxaa la meelmariyay qorshe cusub oo lagu hagayo hawlaha midowga.
๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ฎ๐›๐ข๐ง ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› โ€“ Waxaa la doortay xubin cusub oo u qaabilsan ardayda baahiyaha gaarka ah qaba.
Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad iyo kalsooni, iyadoo midowgu ballan qaaday inuu sii wado daryeelka iyo taageerada ardayda.

Similar Posts

  • |

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar.

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐›๐š๐š๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐†๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‘๐จ๐จ๐›๐ฅ๐ž.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…

  • Leadership Strategies and Developing Skills

    ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐ฌ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐ข ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” Ayaa So qaban Qabiyay Tababar Cuwaankiisu Yahay ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐ž๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐ฌ๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ Kaas oo ay Ardaydu Ka faidaysan Doonan.

  • ARDAYDA JAMACADA SIU AYAA SO DHAWAYSAY ARDAYDA CUSUB EE JAMACADA KUSO BIIRTAY.

    Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda soodhoweynta ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay sannad waxbarasheedka 2024 โ€“ 2025. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa inta badan maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo guddoomiye Dr. Maxamed Cali Ismaaciil. Maanta waxay ahayd maalintii koowaad ee Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU, waxaana maalmaha soo socda jiri…

  • Digital Creators Bootcamp

    Wasarada Waxbarshada Dhaqanka Iyo Dalxiiska ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” Ayaa so qaban Qabisay Tabarbar Ciwaakiisu Yahay ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ (Bootcamp). Waxana ka faidaysan doona Ardayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š.

  • Abaalmarin lagudoonsiiyay wasaarada ciyaaraha MAJSI

    Madaxa Ciyaraha Midowga Ardayda Jamacda SIU Mudane Abdikani Isse Elmi Iyo Kuxigenkiisa Abdirahmaan Hassan Ibrahim Ayaa Manta Mamulka Jamacda Ku donsiyeenShahaado Sharaf taso Ay ku mutaysteen Howlihii shaqo ay qabteen Mudada Uu Tartanka Socday.Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Ayaana Oga Mahadceliyay Mamulka Jamacda SIU Sida u dhiragelinayan Midowga Ardayda Jamacada SIU.Hambalyo…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *