Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…