Saaka iyo Xafladda Qalinjebinta Class of 2024 ee Jaamacadda SIU




















































































Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo loo samaynaayay qaybo kamid ah dadkii dhiigooda ku deeqay ee xarunta bangiga dhiigga qaranka.Waxaa daah furay Agaasimaha guud ee Bangiga dhiigga qaranka Dr Abdirahman Hassan Mohamed oo halkaas ka jeediyay Kalmadiisa Mahadcelinta iyo Shaqadii u qabsoontay mudadii uu shaqaynayay Bangiga Dhiiga Qaranka.Wuxuuna sigaara…
Madexwaynaha Midowga Ardayda Jamacdda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa umahadcelinaya Guddoomiye kuxigeenka degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐤𝐢𝐫 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 (𝐃𝐮𝐰𝐞) Ahna Si Hayihii Hore Gudoomiyahii 6aad Ee Midowga. Madexwaynaha ayana ugu mahadcelinaya hadhimasharafeedki uu u sameeyay wafdigii kasocday Jaamacadda SIU ee gaaray degmada Godinlabe. Guddoomiye Duwe oo ay weheliyaan xildhibaanno, agaasimayaal,…
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU. Koobkan oo uusoo agaasimay 𝗫𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗜𝗨 waxaa ka qeybgalay fasallada kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ee kujira sannadkii koowaad ee waxbarashada jaamacadda. Kulankii ugu dambeeyay ee galabta waxaa wada cayaaray…
Waxaa maanta lagu daahfuray saddexda tartame ee kala ah:
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad lagu abaalmarinayay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU.Munaasabaddan oo uu soo agaasimay Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda SIU ayaa abaalmarinno isugu jira deeqo waxbarasho iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedkii 2023 – 2024.Munaasabadda…
Midowga Ardayda Jaamacadda SIU Wuxuu U Mahadcelinayaa Wafdiga Ka socda Jamacada SIU Ee Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Jamcada Ee Howlashaqo Ujooga Dalka Uganda oo Boqday Ardayda Kuliyada Dawaynta Iyo Qalimada Jamacada SIU.Waxana Ugu Mahadcelinayna Sida Ay Oga warqabaan Ardaydena ee Intershipka ku Qadanaysa Dalka Dibadiisa gar ahan Dalka Uganda.
Don’t miss our future updates! Get Subscribed Today!
©2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us