Similar Posts
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔
Shirka Bilaha ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo uu guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐡 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐙𝐢𝐲𝐚𝐝, ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Xafiiska Midowga. Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay howlaha horumarineed ee hadda socda iyo kuwa soo socda ee uu wado Xafiiska Midowga. Waxaa sidoo kale laga dooday qorshayaasha…
Gabdhaha MAJSI oo kulan layeeshay ururka haweenka qaranka soomaaliyeed
Gabdhaha Midowga Ardayda Jaamacadda (SIU) oo ay horkaceyso xoghayaha Guud Ee Midowga ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Ay Hogaaminayso Madaxa Xirirka jamacadaha Ee Ururka qeybna Ka ah Ardayda Jaamacadda SIU.Kulankan ayaa looga gol lahaa sidii hablaha jaamacadda SIU ay u heli lahaayeen Isku-xirnaan iyo wacyi-gelin sare,…
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU sannadkiisii 11-aad.
ByMajcesSaddex kooxood oo ka kooban dhammaan kulliyadaha Jaamacadda ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, kuwaas oo kala ahaa; Halgan, Horseed iyo Waabberi. Waxaa kaalinta koowaad ku guuleysatay kooxda Waabberi. Kaalinta labaad waxaa ku guuleysatay kooxda Halgan, halka kooxda Horseed ay gashay kaalinta saddexaad. Xubno katirsan Golaha Abwaannada Soomaaliyeed iyo akademiyada oo uu hoggaaminayo Abwaan Barre…
𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 ayaa soo Agaasimay Tababbar.
𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 ayaa soo agaasimay tababbar ciwaankiisu yahay xeerarka aasaasiga ah ee ka hortagga iyo ilaalinta caabuqa.Waxaa tababbarkan bixinayay 𝐃𝐫. 𝐒𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 oo ka mid ah dhakhaatiirtii ka qalinjebisay Jaamacadda SIU, wuxuuna ka hawlgala Isbitaalka Kalkaal.Masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ayaa ku sugnaa goobta uu ka qabsoomay…
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…
Abaalmarin lagudoonsiiyay wasaarada ciyaaraha MAJSI
Madaxa Ciyaraha Midowga Ardayda Jamacda SIU Mudane Abdikani Isse Elmi Iyo Kuxigenkiisa Abdirahmaan Hassan Ibrahim Ayaa Manta Mamulka Jamacda Ku donsiyeenShahaado Sharaf taso Ay ku mutaysteen Howlihii shaqo ay qabteen Mudada Uu Tartanka Socday.Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Ayaana Oga Mahadceliyay Mamulka Jamacda SIU Sida u dhiragelinayan Midowga Ardayda Jamacada SIU.Hambalyo…





















