|

Tababarka abuurista barnaamijyada tiknolojiyada

Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbar loo qabtay qeybo ka mid ah ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada ee jaamacadda.

Ciwaanka ay ardaydu qaateen ayaa ahaa abuurista barnaamijyada tiknolojiyada, waxaana bixinayay Eng. Cabdirasaaq Maxamed Yuusuf oo ka mid ah bahweynta Jaamacadda SIU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *