๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐š ๐…๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ซ,๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda furitaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Tartanka Qur’aanka Kariimka waxaa soo agaasimay ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” waxaana tartamaya tiro ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU, waxaana garsooraya guddi culimo ah oo uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda SIU Sheekh Ibraahim Cabdiraxmaan Maxamed.
Ardayda kaalmaha hore ka gasha tartankan ayaa lasiin doonaa abaalmarinno isugu jira deeqo waxbarasho iyo shahaadooyin.
Masuuliyiin kala duwan ayaa munaasabadda ku sugana oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda SIU ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ (๐ƒ๐š๐œ๐ฐ๐จ).
“๐Š๐ž๐ง ๐Š๐š๐ซ๐ญ๐ข๐๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐›๐จ ๐€๐ฃ๐š๐ซ๐ค๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š”

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *