๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐

















๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
Maanta waxaa qabsoomay kulanka bilaha ah ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, kaas oo diiradda lagu saaray qodobbo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin:
๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ โ Waxaa la meelmariyay qorshe cusub oo lagu hagayo hawlaha midowga.
๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ โ Waxaa la doortay xubin cusub oo u qaabilsan ardayda baahiyaha gaarka ah qaba.
Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad iyo kalsooni, iyadoo midowgu ballan qaaday inuu sii wado daryeelka iyo taageerada ardayda.