Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar














Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐๐๐๐ค๐ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ก๐๐ฆ๐ค๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ค๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐จ๐จ๐๐ฅ๐.
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda iyo xubno kale