Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Agaasintay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI).
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Agaasintay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI).
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Qabanqaabisay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI). oo uu hoggaaminayo Dhigiisa Madaxweynaha XAJSI, Mudane Ahmed Sh Mohamed.
Ujeedka Kulanka Afurka Ayaa Darnaa Si Sare logu so qadi Laha Xirirada Aradyda iyo Hoganadooda Si loo helo Hogano Tayo leh Taas oo kenayaa Midnimo iyo Wadajir.
MAJSI IYO XAJSI Ayaa leh Xirir Iskashi dhow kaas sare logu qadaayo Hormarinta Ardayda iyo in lais wedarsado Fikradaha Talmoon.






