Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Agaasintay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI).
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Agaasintay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI).Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacadda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa ka Qayb Galay Afur-Wadareed ay Soo Qabanqaabisay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD (XAJSI). oo uu hoggaaminayo Dhigiisa Madaxweynaha XAJSI, Mudane Ahmed Sh Mohamed.Ujeedka Kulanka Afurka Ayaa Darnaa Si…