Daahfurka Koobka soodhoweynta ardayda Sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.































Koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.
Garoonka kubbadda cagta ee Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoontay cayaar u dhexeysay labada kooxood ee kala ah:
- Kooxda Computer Sciences 1-D oo keensatay 8 gool iyo
- Kooxda Medicine and Surgery 1 oo keensatay 3 gool
Waxay guushu raacday Kooxda Computer Sciences 1-D oo keensatay 8 gool.
Koobkan waxaa soo agaasimay Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.