|

Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ansixiyay Gudomiyaha Cusub Ee Nadiga Ardayda Kuliyada Fass.

Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ansixiyay Gudomiyaha Cusub Ee Nadiga Ardayda Kuliyada Siyasada Iyo Culumta Bulshada Jamacada SIU.
Kaidb Markii ay So Gudbiyeen Gudiga korjogtaynta Dorashada ee kasocday Golaha Midowga Gudiga Ayaana Golaha Fulinta Horkenay Xogta Guud Ee Dorashada.
Waxana Goob Ka aha Ansixinta Gudomiyaha Guud Ee Midowga Ardayda Jamacada SIU Gudomiye Kuxigenka Xoghayaha Agasimaha Guud Iyo Dhaman Golaha Fulinta.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *