Shirka 2aad ee Golaha Fulinta Midowga Ardayda jamacada SIU

Shirka 2aad ee Golaha Fulinta Midowga Ardayda jamacada SIU Waxa Shir Gudoomiyay Gudoomiye Ku xigenka Midowga ardayda oo ay weheliso Xoghayaha Guud ee Midowga.

Midowga Ardayda oo dar dar gelinaya Howlaha Horyaalka Midowga aya shirkoodi labad kaga hadalay howlahii Laqaban lahaa Semesterka 1aad ee sosocda.

Waxana shirka Ugu danbenti so xiray Gudoomiye ku xigenka isago dhaman ardayda jamacada udiray dardaran ah in si isku mid ah lowada shaqeeyo.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *