Shirkii 4aad ee midawga ardayda jaamacada SIU

Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay shirka billaha ah ee Golaha Fulinta. Shirkan intii uu socday, waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta hawlaha muhiimka ah ee semesterka labaad ee dhawaan bilaaban doono.

Sidoo kale, waxaa goobta lagu soo bandhigay howlihii lagu guuleystay intii uu socday semesterka koowaad. Shirkan ayaa waxaa guddoomiyay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”, ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž ๐Œ๐จ๐ฐ๐ฅ๐ข๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *