Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay muxaadaro ku saabsan ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay muxaadaro ku saabsan ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป oo uu marti noogu ahaa ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐
๐ฎ๐๐ถ ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต ๐ซ๐ฎ๐๐ฎ๐ป oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.
Munaasabadda oo ay goobjoog ahaayeen ardayda, macallimiinta, hawlwadeennada xafiisyada iyo maamulka sare ee Jaamacadda SIU ayuu sheekhu aad ugu dheeraaday fadliga ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan. Su’aado diini ah oo ay ardaydu weyddiiyeen sheekha ayuu si qotadheer uga jawaabay.
Muxaadaradan waxaa soo agaasimay ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐๐จ oo dadaal badan ku bixinaya sidii uu dhan kastaba ardayda jaamacadda ugu adeegi lahaa.
Maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ ๐๐ฟ. ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ถ๐น wuxuu si mug leh ugu mahadcelinayaa Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan Sheekh Xasan oo waqtigiisa qiimaha badan usoo huray bahda jaamacadda.








