๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐.oo uu weheliyo Agasimaha ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐.



๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐.oo uu weheliyo Agasimaha ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐. Ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo sanad guuradii 76-aad ee baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.
Hal ku dhegga sanadkan ayaa ahaa โ๐ซ๐๐พ๐๐๐พ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ช๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ถ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ปโtaasi oo diiradda lagu saarayo ahmiyadda ay xuquuqda aadanaha u leedahay nolol maalmeedkeena, si xal loogu helo caqabadaha ku horgudban xuquuqda aadanaha iyo baahida loo qabo ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda bulshooyinka.
Waxana Munasabada Qayb ka ahaa Raisul Wasaare Kuxigenka Labaad ee DFS Iyo Qarkamid ah Golaha Wasirada Ururada Calamka iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada.