Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU

Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.

Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.
Gabdhaha Midowga Ardayda Jaamacadda (SIU) oo ay horkaceyso xoghayaha Guud Ee Midowga ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Ay Hogaaminayso Madaxa Xirirka jamacadaha Ee Ururka qeybna Ka ah Ardayda Jaamacadda SIU.Kulankan ayaa looga gol lahaa sidii hablaha jaamacadda SIU ay u heli lahaayeen Isku-xirnaan iyo wacyi-gelin sare,…
Waxaa munaasabadda kalmad qiiro leh ka jeediyay, kuna hadlayay afka ardayda maanta qalinjebineysa Class of 2024 mudane Cabdiqaadir Muxuddiin Abuukar oo ah arday qaba baahiyaha gaarka ah. Hambalyo Class of 2024
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad xilwareejin ah oo ay xilalka kula kala wareegayeen hoggaanka cusub ee Naadiga Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada iyo hoggaankii hore ee naadigan.Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa xubno ka mid ah maamulka jaamacadda iyo sidoo kale masuuliyiinta Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.
๐๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ,๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง.Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda furitaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.Tartanka Qur’aanka Kariimka waxaa soo agaasimay ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaana tartamaya tiro ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU, waxaana garsooraya guddi culimo ah oo uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda…
Shirka Bilaha ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo uu guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐, ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Xafiiska Midowga. Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay howlaha horumarineed ee hadda socda iyo kuwa soo socda ee uu wado Xafiiska Midowga. Waxaa sidoo kale laga dooday qorshayaasha…
Wafdi ka socda Jaamacadda SIU ayaa maanta gaaray magaalada ๐๐๐ฅ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ ๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ง. Xubnaha wafdigan oo isugu jira masuuliyiin katirsan ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ayaa maalmaha soo socda kulamo layeelan doona bahda waxbarasha ee magaalada Beledweyne.
Donโt miss our future updates! Get Subscribed Today!
ยฉ2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us