Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU

Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.

Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda ku qaabbilay maamulka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Wasiirka ayaa si diirran u soodhoweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, wuxuuna sharraxaad fiican ka siiyay qaabka ay wasaaraddu u shaqeyso iyo sida ay diyaar ugu tahay dhiirriggelinta dhallinta Soomaaliyeed asagoo sheegay inuu fursadaha jira uga…
Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Dr. Maxamed Cali Ismaaciil iyo guddiga qabanqaabada xafladda qalinjebinta dufcada 9-aad ee Jaamacadda SIU waxay bogaadinayaan shaqada wanaagsan ee xukuumadda ardaydu ay ka qabatay xafladda qalinjebinta. Qurxinta munaasabadda iyo dhawridda habmaamuuskaba waxaa door fiican ka qaadatay ardayda, waana ku amaaneynaa dadaalkooda. Hambalyo Class of 2024.
Naadiga Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbar loo qabtay ardayda kulliyadda oo ciwaankiisu yahay Xirfadaha Hoggaaminta iyo Horumarinta. Waxaa tababbarka bixinayay ustaad Ciise Axmed Cabdulle oo ka mid ahaa ardaydii horay uga aflaxday Jaamacadda SIU, waxaana goobjoog ahaa maamulka kulliyadda iyo maamulka ardayda.
Madaxa Arimaha Dibada Iyo Warfaafinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Iyo Ku xigenkiisa Ayaa ka qayb galay Sanadguurada 25-aad ee kaso waregatay Asaska(EAC)Xubno Ka socday Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ka qayb Galay Munaasabada sanadguurada 25-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ururka Bulshada Bariga Afrika, munaasabada ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.Munaasabadda ayaa…
Shirka Bilaha ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo uu guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐, ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Xafiiska Midowga. Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay howlaha horumarineed ee hadda socda iyo kuwa soo socda ee uu wado Xafiiska Midowga. Waxaa sidoo kale laga dooday qorshayaasha…
Donโt miss our future updates! Get Subscribed Today!
ยฉ2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us