Xarunta Dhexe ee SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.








Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.
Koobkan oo uusoo agaasimay ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐๐จ waxaa ka qeybgalay fasallada kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ee kujira sannadkii koowaad ee waxbarashada jaamacadda.
Kulankii ugu dambeeyay ee galabta waxaa wada cayaaray labada kooxood ee kala ah:
๐ญ. ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ ๐ญ-๐ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฒ ๐ด๐ผ๐ผ๐น ๐ถ๐๐ผ
๐ฎ. ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฐ๐ฐ๐ผ๐๐ป๐๐ถ๐ป๐ด ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฏ ๐ด๐ผ๐ผ๐น
Ugu dambeyn waxay guushu raacday oo koobka ku guuleysatay kooxda ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ ๐ญ-๐.
Gabaggabada koobkan waxaa kasoo qeybgalay madaxda Jaamacadda SIU, waxaana kooxihii iyo shakhsiyaadkii guuleystay abaalmarinno guddoonsiiyay guddoomiyaha Jaamacadda SIU ๐๐ฟ. ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ถ๐น ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐๐๐น๐ถ๐๐ถ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ด๐๐๐น๐ฒ๐๐๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ป.