Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU

Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.
Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐๐๐.Waxaa kulan miro-dhal ah yeeshay Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda (SIU), oo ay wehelinayeen Guddoomiye Ku-xigeenka, Xoghayaha , Agaasimaha, iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Midowga. Kulankan oo si gaar ah loogu talagalay ardayda baahiyaha gaarka ah qaba ee wax ka barta jaamacadda ayaa ahaa…
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda ku qaabbilay maamulka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Wasiirka ayaa si diirran u soodhoweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, wuxuuna sharraxaad fiican ka siiyay qaabka ay wasaaraddu u shaqeyso iyo sida ay diyaar ugu tahay dhiirriggelinta dhallinta Soomaaliyeed asagoo sheegay inuu fursadaha jira uga…
๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐.oo uu weheliyo Agasimaha ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐. Ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo sanad guuradii 76-aad ee baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.Hal ku dhegga sanadkan ayaa ahaa โ๐ซ๐๐พ๐๐๐พ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ช๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ถ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ปโtaasi oo diiradda lagu saarayo ahmiyadda ay xuquuqda aadanaha u leedahay nolol maalmeedkeena,…
Koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.Garoonka kubbadda cagta ee Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoontay cayaar u dhexeysay labada kooxood ee kala ah:
Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo loo samaynaayay qaybo kamid ah dadkii dhiigooda ku deeqay ee xarunta bangiga dhiigga qaranka.Waxaa daah furay Agaasimaha guud ee Bangiga dhiigga qaranka Dr Abdirahman Hassan Mohamed oo halkaas ka jeediyay Kalmadiisa Mahadcelinta iyo Shaqadii u qabsoontay mudadii uu shaqaynayay Bangiga Dhiiga Qaranka.Wuxuuna sigaara…
๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ayaa soo agaasimay tababbar ciwaankiisu yahay xeerarka aasaasiga ah ee ka hortagga iyo ilaalinta caabuqa.Waxaa tababbarkan bixinayay ๐๐ซ. ๐๐๐ค๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง oo ka mid ah dhakhaatiirtii ka qalinjebisay Jaamacadda SIU, wuxuuna ka hawlgala Isbitaalka Kalkaal.Masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ayaa ku sugnaa goobta uu ka qabsoomay…
Donโt miss our future updates! Get Subscribed Today!
ยฉ2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us