Xarunta Dhexe ee SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU. Koobkan oo uusoo agaasimay 𝗫𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗜𝗨 waxaa ka qeybgalay fasallada kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ee kujira sannadkii koowaad ee waxbarashada jaamacadda. Kulankii ugu dambeeyay ee galabta waxaa wada cayaaray…