Munaasabada Abaalmarinta Ardayda top 8 ka Jaamacada SIU.
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad lagu abaalmarinayay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU.Munaasabaddan oo uu soo agaasimay Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda SIU ayaa abaalmarinno isugu jira deeqo waxbarasho iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedkii 2023 – 2024.Munaasabadda…