Ardayda Jaamacadda SIU oo dhiig ugu deeqday Bangiga Dhiigga Qaranka.
|

Ardayda Jaamacadda SIU oo dhiig ugu deeqday Bangiga Dhiigga Qaranka.

Arday kasocota qeybaha kala duwan ee Jaamacadda SIU oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda SIU mudane Sharma’arke Mowliid Maxamed ayaa maanta booqatay Bangiga Dhiigga Qaranka halkaas oo ay ugu deeqeen dhiiggooda si loogu caawiyo Ummadda Soomaaliyeed ee u baahan dhiigga xilliyada adag.Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo ah urur matala dhammaan ardayda jaamacadda ayaa wada…

ARDAYDA JAMACADA SIU AYAA SO DHAWAYSAY ARDAYDA CUSUB EE JAMACADA KUSO BIIRTAY.

ARDAYDA JAMACADA SIU AYAA SO DHAWAYSAY ARDAYDA CUSUB EE JAMACADA KUSO BIIRTAY.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda soodhoweynta ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay sannad waxbarasheedka 2024 – 2025. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa inta badan maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo guddoomiye Dr. Maxamed Cali Ismaaciil. Maanta waxay ahayd maalintii koowaad ee Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU, waxaana maalmaha soo socda jiri…