|

Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo uu samaynaayay bangiga dhiigga qaranka.

Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo loo samaynaayay qaybo kamid ah dadkii dhiigooda ku deeqay ee xarunta bangiga dhiigga qaranka.
Waxaa daah furay Agaasimaha guud ee Bangiga dhiigga qaranka Dr Abdirahman Hassan Mohamed oo halkaas ka jeediyay Kalmadiisa Mahadcelinta iyo Shaqadii u qabsoontay mudadii uu shaqaynayay Bangiga Dhiiga Qaranka.
Wuxuuna sigaara ugu mahadceliayay midowga ardayda jaamacadda SIU oo door weynleh kaqaatay dhiigbixinta.
ugu dambeyntii waxaa shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay xubno katirsan midowga ardayda jaamacadda SIU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *