Munaasabada Isku aadka Cup-ka soodhawaynta ardayda cusub ee jaamacada SIU.




































































Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa sameeyay qurituurta koobka kubbadda cagta ee soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub jaamacadda.
Koobkan ayaa si rasmi ah uga furmi doona garoonka xarunta dhexe ee Jaamacadda SIU maalinta Axadda ah 15/12/2024.