Similar Posts
Cup-ka Waynaynta maalinta asaaska jaamacada SIU
Kadib dhamadka Xisadaha Gelinka Danbe Ee Jamacada Ardayda Waxay Dhirageliyaan Mamulkooda Iyo Macalimiintooda Ayago Kala Tagerayaa Laba Koox ee Malinkas Ciyarta Leh.Ardayda Jamacada SIU Ayaa Dhankasta Kaga Qayb Qadanayaa Sanad Gurada Jamacada(SIUDAY).Mahadsanidin Dhaman Ardayda Jamacada SIU
Wafdiga Ka socda Jamacada SIU oo booqatay ardayda jaamacada ee kusugan uganda
Midowga Ardayda Jaamacadda SIU Wuxuu U Mahadcelinayaa Wafdiga Ka socda Jamacada SIU Ee Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Jamcada Ee Howlashaqo Ujooga Dalka Uganda oo Boqday Ardayda Kuliyada Dawaynta Iyo Qalimada Jamacada SIU.Waxana Ugu Mahadcelinayna Sida Ay Oga warqabaan Ardaydena ee Intershipka ku Qadanaysa Dalka Dibadiisa gar ahan Dalka Uganda.
Boqashada Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.
𝐌𝐚𝐝𝐞𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo uu weheliyo Madexwayne ku xigeenka Aya Boqasho kutagay Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU. Madexwaynaha oo uu weheliyo Madexwayne Ku xigeenka Midowga ayaa waxaa jamacdda GSU Kuso dhaweyay Dhigiisa Madexwaynaha Ardayda iyo Xukamadiisa. Ujeedka Boqashada ayaana aha sidi losi xojin laha Wada shaqenta ka dhaxeesa laba…
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU sannadkiisii 11-aad.
ByMajcesSaddex kooxood oo ka kooban dhammaan kulliyadaha Jaamacadda ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, kuwaas oo kala ahaa; Halgan, Horseed iyo Waabberi. Waxaa kaalinta koowaad ku guuleysatay kooxda Waabberi. Kaalinta labaad waxaa ku guuleysatay kooxda Halgan, halka kooxda Horseed ay gashay kaalinta saddexaad. Xubno katirsan Golaha Abwaannada Soomaaliyeed iyo akademiyada oo uu hoggaaminayo Abwaan Barre…
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar.
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…
ARDAYDA JAMACADA SIU AYAA SO DHAWAYSAY ARDAYDA CUSUB EE JAMACADA KUSO BIIRTAY.
ByMajcesXarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda soodhoweynta ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay sannad waxbarasheedka 2024 – 2025. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa inta badan maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo guddoomiye Dr. Maxamed Cali Ismaaciil. Maanta waxay ahayd maalintii koowaad ee Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU, waxaana maalmaha soo socda jiri…





















