|

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee kujirta sannadka saddexaad iyo sannadka afraad ee waxbarashada jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.
Tababbarkan oo ciwaankiisu yahay fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran hal-abuurka beeraha Soomaaliya ayaa ka qabsoomay xarunta dhexe ee Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ustaad Cabdisamad Cabdullaahi Cali.
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacaddda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa maamulka kulliyadda iyo xubno kale.

Similar Posts

  • |

    Boqashada Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.

    ๐Œ๐š๐๐ž๐ฑ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo uu weheliyo Madexwayne ku xigeenka Aya Boqasho kutagay Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU. Madexwaynaha oo uu weheliyo Madexwayne Ku xigeenka Midowga ayaa waxaa jamacdda GSU Kuso dhaweyay Dhigiisa Madexwaynaha Ardayda iyo Xukamadiisa. Ujeedka Boqashada ayaana aha sidi losi xojin laha Wada shaqenta ka dhaxeesa laba…

  • |

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar.

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐›๐š๐š๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐†๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‘๐จ๐จ๐›๐ฅ๐ž.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…

  • Digital Creators Bootcamp

    Wasarada Waxbarshada Dhaqanka Iyo Dalxiiska ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” Ayaa so qaban Qabisay Tabarbar Ciwaakiisu Yahay ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ (Bootcamp). Waxana ka faidaysan doona Ardayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š.

  • |

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar

    Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐›๐š๐š๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐†๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‘๐จ๐จ๐›๐ฅ๐ž.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *