|

Daahfurka Koobka soodhoweynta ardayda Sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.

Koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.
Garoonka kubbadda cagta ee Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoontay cayaar u dhexeysay labada kooxood ee kala ah:

  1. Kooxda Computer Sciences 1-D oo keensatay 8 gool iyo
  2. Kooxda Medicine and Surgery 1 oo keensatay 3 gool
    Waxay guushu raacday Kooxda Computer Sciences 1-D oo keensatay 8 gool.
    Koobkan waxaa soo agaasimay Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *