๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐.oo uu weheliyo Agasimaha ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐. Ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo sanad guuradii 76-aad ee baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.Hal ku dhegga sanadkan ayaa ahaa โ๐ซ๐๐พ๐๐๐พ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, ๐ช๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ถ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ปโtaasi oo diiradda lagu saarayo ahmiyadda ay xuquuqda aadanaha u leedahay nolol maalmeedkeena,…