|

Madexwaynaha Iyo kuxigeenka Midowga Mudane SIU Ayaa ka qayb Kulan so dhawayn ah oo ka dhacay Madextooyada Galmudug.

Madexwaynaha Midowga Ardayda Jamacdda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Iyo kuxigeenka Midowga Mudane Farah Osman Ziyad Ayaa ka qayb Kulan so dhawayn ah oo ka dhacay Madextooyada Galmudug.

Agaasimaha Aqalka Madaxtooyada Galmudug mudane Cusmaan Macallin Xasan Geelle ayaa wafdigan ku soodhoweeyay Madaxtooyada, asagoo bogaadiyay dadaallada ay waddo Jaamacadda SIU. Mudane Cusmaan Macallin Xasan ayaa horay usoo noqday guddoomiyaha Jaamacadda SIU.

Maamulka Jaamacadda SIU Iyo Midowga Ardayda ayaa ka mahadceliyay soodhoweynta diirran ee madaxdani ay u sameeyeen wafdiga jaamacadda.

Intaa Uu Socday Kulanka Madaxda Midowga ardayda Jamacdda SIU Kaga War Bixiyay Agaasimaha Howlaha Midowga uu u qabto ardayda.

Agaasimaha Ayaana Aman Iyi Bogaadin Uso Jediyay Midwoga ardayda jamacadda SIU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *