Boqashada Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.







๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ Mudane Sharmarke Moulid Mohamad oo uu weheliyo Madexwayne ku xigeenka Aya Boqasho kutagay Xafiiska Midowga Ardayda Jamacdda GSU.
Madexwaynaha oo uu weheliyo Madexwayne Ku xigeenka Midowga ayaa waxaa jamacdda GSU Kuso dhaweyay Dhigiisa Madexwaynaha Ardayda iyo Xukamadiisa.
Ujeedka Boqashada ayaana aha sidi losi xojin laha Wada shaqenta ka dhaxeesa laba midow.
Sido Kale Labada Midow ayaa so dhaweyay Heshiiska iskaashi ee dhexmaray labada jamacaddood SIU Iyo GSU.