Ardayda SIU ka barata kuliyadda Siyaasada Iyo Cilmiga Bulshada ayaa loo qabtay tababbar












Ardayda Jaamacadda SIU ka barata kuliyadda Siyaasada Iyo Cilmiga Bulshada ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐๐ ๐จ๐ญ๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ง๐๐ฅ๐ข๐๐ญ ๐๐๐ฌ๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข.
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa maamulka kulliyadda iyo xubno kale.