Munaasabada Xil wareejinta Naadiga ardayda Kuliyada Arts and Social Science.
|

Munaasabada Xil wareejinta Naadiga ardayda Kuliyada Arts and Social Science.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad xilwareejin ah oo ay xilalka kula kala wareegayeen hoggaanka cusub ee Naadiga Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada iyo hoggaankii hore ee naadigan.Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa xubno ka mid ah maamulka jaamacadda iyo sidoo kale masuuliyiinta Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.

๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ayaa soo Agaasimay Tababbar.

๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ayaa soo agaasimay tababbar ciwaankiisu yahay xeerarka aasaasiga ah ee ka hortagga iyo ilaalinta caabuqa.Waxaa tababbarkan bixinayay ๐ƒ๐ซ. ๐’๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง oo ka mid ah dhakhaatiirtii ka qalinjebisay Jaamacadda SIU, wuxuuna ka hawlgala Isbitaalka Kalkaal.Masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ayaa ku sugnaa goobta uu ka qabsoomay…

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar.
|

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar.

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐›๐š๐š๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐†๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‘๐จ๐จ๐›๐ฅ๐ž.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…

Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo uu samaynaayay bangiga dhiigga qaranka.
|

Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo uu samaynaayay bangiga dhiigga qaranka.

Midowga ardayda jaamacadda SIU ayaa kaqeyb galay xaflad Mahad celin ah oo loo samaynaayay qaybo kamid ah dadkii dhiigooda ku deeqay ee xarunta bangiga dhiigga qaranka.Waxaa daah furay Agaasimaha guud ee Bangiga dhiigga qaranka Dr Abdirahman Hassan Mohamed oo halkaas ka jeediyay Kalmadiisa Mahadcelinta iyo Shaqadii u qabsoontay mudadii uu shaqaynayay Bangiga Dhiiga Qaranka.Wuxuuna sigaara…

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee  jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.
|

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee kujirta sannadka saddexaad iyo sannadka afraad ee waxbarashada jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.Tababbarkan oo ciwaankiisu yahay fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran hal-abuurka beeraha Soomaaliya ayaa ka qabsoomay xarunta dhexe ee Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ustaad Cabdisamad Cabdullaahi Cali.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacaddda SIU ayaa soo…

Munaasabada Abaalmarinta Ardayda top 8 ka Jaamacada SIU.
|

Munaasabada Abaalmarinta Ardayda top 8 ka Jaamacada SIU.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad lagu abaalmarinayay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU.Munaasabaddan oo uu soo agaasimay Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda SIU ayaa abaalmarinno isugu jira deeqo waxbarasho iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedkii 2023 – 2024.Munaasabadda…

Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ansixiyay Gudomiyaha Cusub Ee Nadiga Ardayda Kuliyada Fass.
|

Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ansixiyay Gudomiyaha Cusub Ee Nadiga Ardayda Kuliyada Fass.

Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ansixiyay Gudomiyaha Cusub Ee Nadiga Ardayda Kuliyada Siyasada Iyo Culumta Bulshada Jamacada SIU.Kaidb Markii ay So Gudbiyeen Gudiga korjogtaynta Dorashada ee kasocday Golaha Midowga Gudiga Ayaana Golaha Fulinta Horkenay Xogta Guud Ee Dorashada.Waxana Goob Ka aha Ansixinta Gudomiyaha Guud Ee Midowga Ardayda Jamacada SIU Gudomiye Kuxigenka Xoghayaha Agasimaha…

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”.oo uu weheliyo Agasimaha ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š.

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”.oo uu weheliyo Agasimaha ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š. Ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo sanad guuradii 76-aad ee baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.Hal ku dhegga sanadkan ayaa ahaa โ€œ๐—ซ๐˜‚๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ, ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ปโ€taasi oo diiradda lagu saarayo ahmiyadda ay xuquuqda aadanaha u leedahay nolol maalmeedkeena,…