Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa maanta si rasmi ah uga billowday Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU.

Waxaa maanta lagu daahfuray saddexda tartame ee kala ah:

  1. Saaddaq Salaad Jimcaale
  2. Cabdisalaan Cali Cabdi iyo
  3. Maxamed Axmed Cali
    “Ken kartidada Qur,anka oo kasbo Ajarka Ramadanka”

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *