| |

Wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta MAJSI ๐Œ๐š๐ซ๐ฐ๐จ ๐‡๐š๐Ÿ๐ฌ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐š๐ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ayaa kaga qeeyb gashay Wadanka ๐‰๐จ๐ซ๐๐š๐ง Barnaamijka Aqoon is waydarsi ah.

Wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta Midowga ardayda jaamacadda SIU ๐Œ๐š๐ซ๐ฐ๐จ ๐‡๐š๐Ÿ๐ฌ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐š๐ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ayaa kaga qeeyb gashay Wadanka ๐‰๐จ๐ซ๐๐š๐ง Barnaamijka Aqoon is waydarsi ah.
Aqoon-is-weydaarsigas oo kusab sana Qorsheynta Istiraatiijiyada iyo waxbarasho loo dhan yahay waxa barnaamijkaas soo agaasimay ururka Ololaha Carabta ee Waxbarashada Dhammaan ๐“๐ก๐ž ๐€๐ซ๐š๐› ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐š๐ข๐ ๐ง ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ฅ๐ฅ (๐€๐‚๐„๐€).
Aqoon-is-weydaarsigan oo ay kaso qaybgalayn wakiillo ka socda isbahaysiyada waxbarashada ee Carabta, oo ay ku jiraan soomaaliya, Falastiin, Urdun, Lubnaan, Masar, Suudaan, Yemen iyo Tuunis Ayaa wasirada Kalmad Kajedisay.
Sido Kale Wasiirada Ayaa Kulama Gar ah la yelatay oo lagu xojinaayo Iskashi cusub Ururada Kaso Qabgalay barnamijkaas Iyo ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” Si Aradyda Jamacadda SIU Ay Barnamijyada nocan okale kaga faidaysan lahed.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *