
Similar Posts

Midawga ardayda jaamacada SIU oo kugudajira qaban qaabada xaflada qalinjabinta
Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Dr. Maxamed Cali Ismaaciil iyo guddiga qabanqaabada xafladda qalinjebinta dufcada 9-aad ee Jaamacadda SIU waxay bogaadinayaan shaqada wanaagsan ee xukuumadda ardaydu ay ka qabatay xafladda qalinjebinta. Qurxinta munaasabadda iyo dhawridda habmaamuuskaba waxaa door fiican ka qaadatay ardayda, waana ku amaaneynaa dadaalkooda. Hambalyo Class of 2024.

Waxa Galabta Kulan wada ciyaray Midowga Ardayda 8aad iyo 9aad ee Jamacadda SIU
Kulanka Aya ujedkiisku aha sidi kor logu si qaadi Iskdhexgalka ardayda Kulanka ayaana kuso dhamaday Si quruxbadan waxana Gushu Racdaysa Midowga 8aad oo la yimi 7 Goal Halka Midowga 9aad ee La yimaden 4 Goal.Hamably Hambalyo dhaman Mdowyada Aradayda jamacadda SIU

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee kujirta sannadka saddexaad iyo sannadka afraad ee waxbarashada jaamacadda ayaa loo qabtay tababbar.Tababbarkan oo ciwaankiisu yahay fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran hal-abuurka beeraha Soomaaliya ayaa ka qabsoomay xarunta dhexe ee Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ustaad Cabdisamad Cabdullaahi Cali.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacaddda SIU ayaa soo…

Abaalmarin lagudoonsiiyay wasaarada ciyaaraha MAJSI
Madaxa Ciyaraha Midowga Ardayda Jamacda SIU Mudane Abdikani Isse Elmi Iyo Kuxigenkiisa Abdirahmaan Hassan Ibrahim Ayaa Manta Mamulka Jamacda Ku donsiyeenShahaado Sharaf taso Ay ku mutaysteen Howlihii shaqo ay qabteen Mudada Uu Tartanka Socday.Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Ayaana Oga Mahadceliyay Mamulka Jamacda SIU Sida u dhiragelinayan Midowga Ardayda Jamacada SIU.Hambalyo…

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS ayaa xarunta wasaaradda ku qaabbilay maamulka Midowga Ardayda SIU.
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda ku qaabbilay maamulka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Wasiirka ayaa si diirran u soodhoweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, wuxuuna sharraxaad fiican ka siiyay qaabka ay wasaaraddu u shaqeyso iyo sida ay diyaar ugu tahay dhiirriggelinta dhallinta Soomaaliyeed asagoo sheegay inuu fursadaha jira uga…