𝐖𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 MAJSI aya manta kulan gaar la qadatay dhigeeda nadiyada kuliyadaha

𝐖𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐣𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 aya manta kulan gaar la qatay dhigiisa madaxa waxbarshada dhaqanka iyo dalxiiska nadiyada kuliyadaha
Ujeedka kulanka oo aha sidi sare logu sii qaadi lahaa wada shaqaynta iyo hormarinta waxbarshada si loogaro yoolka hormarinta ardayda jamacadda SIU.
Kulanka Ayaa si nabdoon kuso dhamaday sido kale Madaxa Waxbarashada dhaqanka iyo dalxiiska 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐌𝐨𝐨𝐫𝐝𝐢𝐠 ayana dhigiisa ugu baqday in ay hore uwadaan Dadalkooda.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *