๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐ฌ๐ฉ๐๐๐ค๐ข๐ง๐





xarunta maamulka jamacadda waxaa maanta ka qabsoomay seminar uu soo agaasimay xafiiska midowga ardayda kaasoo cinwankiisu ahaa ๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐ฌ๐ฉ๐๐๐ค๐ข๐ง๐ oo uu soo jedinayay ๐๐ซ ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ญ๐๐ก ๐ช๐๐ฌ๐ข๐ฆ oo ah tababare aqoon sare u leh xirfada fagaaro ka hadalka.
ugu dambeyn waxa tababarka soo xiray hormuudka xafiiska arimaha ardayda jamacadda ๐๐ซ. ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ค๐๐ซ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐๐๐ฒ.